Macluumaad ku saabsan nidaamka daryeelka caafimaadka dadweynaha iyo mawduucyada caafimaadka ee caanka ah luuqadaada ku hel.
  Wax ku saabsan siistemka caafimaadka Irishka
  Hagaha qaxootiga iyo muhaajirinta kal
  
  Muuqaalo daryeelka caafimaadka ee Ireland ku saabsan
  Daawo muuqaalo ku saabsan nidaamka daryeelka caafimaadka Ireland iyo mawduucyada caafimaadka ah ee caanka h:
  
  Helitaanka daryeelka caafimaadka ee Ireland
  Getting Medical Care in Ireland
  Baro waxaad sameyn lahayd haddii aad xanuun dareento, oo ay ka mid yihiin kuwan soo socda:
  
    - Markay tahay inaad aragto GP (dhakhtar qoys)
 
    - helista daryeelka caafimaad xilliyada fiidkii iyo todobaad dhammaadka
 
    - waxa ay tahay in la sameeyo xaaladaha degdega ah
 
  
   
  Kaarka caafimaadka
  Medical Card
  Haddii aad haysato kaar caafimaad, lacag kuma bixin doontid inaad dhakhtar aragto ama lacag kama bixin doontid dawooyinka dhakhtarku ku soo qoro. 
  Wax ka baro kaarka caafimaadka ee Ireland, oo ay ku jiran kuwan soo socda:
  
    - daryeelka caafimaadka ee kaarka caafimaadka daboolayo
 
    - codsashada kaarka caafimaadka
 
  
  Waxa uu dhakhtarku (GP) qabto
  What a G.P. does
  Wax ka baro GP-yada (dhakhtarada qoyska) ee Ireland, oo ay ka mid yihiin kuwan soo socda:
  
    - daryeel caafimaad oo ay baxshaan dhakhtarada qoysasku
 
    - xilliyada la furo goobaha dhakhtara qoyska
 
  
  Caafimaadka Maskaxda iyo fayoqabka maanka
  Mental health
  Talo ku saabsan caafimaadka maskaxda iyo macluumaad la xiriira sida aad u heli lahayd wixii caawimo ah ee aad u baahan tahay:
  
    - Waxyaabaha aad sameyn karto marka aad walwal iyo walaac dareemayso.
 
    - Halka aad ka helayso taageero, mid toos ah iyo mid onlayn ah labadaba.
 
  
  Daryeelka ilkahaaga, indhahaaga, iyo maqalkaaga
  Care for your teeth, eyes and hearing
  Wax ka baro sidaad u daryeeli lahayd ilkahaaga, indhahaaga, iyo maqalkaaga ee Ireland.
  Macluumadka isdaafiyaha
  Scabies Information
  https://www.youtube.com/watch?v=NzliAfWqBO4
  Ka hortagga uurka
  Contraception
  Wax ka baro noocyada ka hortagga uurka ee laga helo Ireland. Ka hortagga uurka waxaad ka heli kartaa dhakhtar qoyska ama xarunta caafimaadka ee qorsheynta qoyska. Waxaad sidoo kale farmeesiga bilaa warqad dhakhtar kaga heli kartaa ka hortagga uurka ee xaaladaha degdega ah.
  Adeegyada uurka
  Ireland daryeelka uurka bilaash ayaad ku heli kartaa. Wax ka bar daryeelka aad heli karto intaad uurka leedahay iyo ka dib marka aad dhasho.
  COVID-19 iyo Uurka
  COVID-19 and pregnancy
  Wax ka baro COVID-19 iyo xilliga uurka, oo ay ku jiraan kuwa soo socda:
  
    - khataraha aad adiga iyo ilmahaagu wajahaysaan haddii aad COVID-19 qaaddo adiga oo uur leh
 
    - qaadashada tallaalka COVID-19 adiga oo uur leh
 
    - badbaadada tallaaalka COVID-19
 
  
   
  Xilliga uurka ee hore
  Early pregnancy
  Wax ka baro daryeelka aad heli karto muddada uurkaaga ee hore, oo ay ka mid yihiin:
  
    - halkii aad ka heli lahayd daryeelka uurka
 
    - ikhtiyaarada uurka aan ku-talagalka ahayn – macluumaadka xidhiidhka ee adeegyada uurka ee bilaashka ah, talobixin iyo taagerada uurka ka dib
 
    - daryeelka caafimaadkaaga intaad ku jirto muddadaada uurka ee hore 
 
  
   
  Muddada uurka ee dambe iyo u diyaar-garawga umusha
  Late pregnancy and preparing for birth
  Wax ka baro daryeelka aad heli karto muddadaada uurka ee dambe, oo ay ka mid yihiin:
  
    - ilaalinta caafimaadkaaga ee muddadaada uurka ee dambe
 
    - baaritaano uur oo joogto ah
 
    - markay tahay inaad kaalmo degdeg ah hesho
 
    - astaamaha muujinaya inay fooli ku hayso
 
  
   
  Daryeelista ilmahaaga yar
  Looking after your newborn baby
  Wax ka baro daryeelista ilmahaaga dhowaan dhashay, oo ay ka mid yihiin:
  
    - macluumaad ku saabsan u qubayntiisa iyo quudintiisa
 
    - sababaha ilmuhu u ooyaan iyo sida aad u aamusiin karto
 
    - hababka hurdada ilmaha iyo tabaha hurdada badbaadada leh
 
    - baaritaanada caafimaadka ee joogtada ah
 
  
   
  Naas-nuujinta
  Breastfeeding
  Wax ka baro faa'iidooyinka naas-nuujintu adiga iyo ilmahaagaba u leedahay, iyo sida aad u bilaabi lahayd naas-nuujinta.
  Daryeelka hooyada dhasha ka dib
  Mother’s health after giving birth
  Wax ka baro isbeddelada jireed iyo maskaxeed ee dhaca ka dib marka la dhalo iyo daryeelka aad heli karto.
  Adeegyada Baadhista ee Ireland - baadhista kansarka naasaha, ilmo-galeenka iyo mindhicirka iyo baaritaanka macaanka indhaha/ Screening Services in Ireland – breast, cervical and bowel cancer screening and diabetic eye screening 
  https://www.youtube.com/playlist?list=PLsQK32cdMW_xvB4zGmR7F9DDHwK06Jnmc
  Macluumadka Baaritaanka Ilmo- galaynka ee HPV / HPV Cervical Screening
  https://youtu.be/8Krpl2GnS3A
  
  https://youtu.be/9IHc35fUiSA?list=PLsQK32cdMW_w9eAT-hf5tWSjld4mdNsIo
  
  https://youtu.be/nzHJV3mDlsg?list=PLsQK32cdMW_zgz2oyOT7kcoriVASEvGKs
  
    Muuqaal uu Xafiiska Qaranka ee Wadajirka Bulshada ee ka Tirsan Waaxda Fulinta Caafimaadka (HSE) si wada jir ah ula sameeyay Translate Ireland, Kuleejka Dhaqaatiirta Guud ee Ireland (ICGP), mychild.ie iyo shaqaalaha kale ee daryeelka caafimaadka.